HomeUncategorized

Baahin: Axad, Oct 02, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah oo ka dooday muran in dhawaale hareeyey xeebta dheer ee baylahda ah ee Somaliya; Laba ciidan oo ka tirsan ciidanka dawlada federaalka ah oo isku-rasaaseeyey Dharkaynley; sarkaal ku dhintay is-rasaasaynta; Dr. Cali C/llahi Warsame oo tafaasiil ka bixiyey dhakhaatiir ajaanib ah oo hawlo caafimaad ka bilaabaya Garowe & Bossaso.

Caption ...

Ahlu-sunnah oo ku goodisay in ay gobolka Galguduud ka sifaynayaan Al-Shabaab, soona dhaweesay shirkii London
“Haddii tartan furan lagu tilmaamay caddaalad darro, waa maxay caddaaladu? Xil. Saadiq Abshir Garaad.
Baarlamanka oo sanad jirsaday xili uu jiro is bedel u dhexeeya xilibaanadan iyo kuwii hore (MAQAL)

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: