Go’aankii issimada Puntland ee dekedda Bosaso oo dhaqan-galay (dhegayso)

HomeWararka

Go’aankii issimada Puntland ee dekedda Bosaso oo dhaqan-galay (dhegayso)

Waxaa si rasmi ah u shaqo bilowday dekedda Bosaaso oo todobaadyo ay ka jireen muran u dhaxeeya ganacstada iyo dowladda oo ku saabsan hanaanka maamul e

Shacabka Garoowe oo tageeray jadwalkii xalay uu soo saaray guddiga doorashooyinka Puntland
Xasan sheekh oo Madaxda Dowladda Federaalka ku eedeyey inaysan dastuurka dalka ku dhaqmin (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa si rasmi ah u shaqo bilowday dekedda Bosaaso oo todobaadyo ay ka jireen muran u dhaxeeya ganacstada iyo dowladda oo ku saabsan hanaanka maamul ee dekedda Bosaso.

Shaqada ayaa maanta dib u bilaabtay, kadib heshiis ku meel gaar ah oo dhexmaray dowladda iyo ganacsatada garwadeena ay ka ahaayeen issimada Puntland oo ugu dambeyntii go’aan ka gaaray waxyaabihii la isku hayay.

Wasiir kuxigeenka dekedaha Puntland Cabdirisaaq Nuur Cumar ayaa u waramay Maxamud Cabdi Ibrahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: