Dowladda Puntland oo Maanta Fasaxday Shaqaalaheeda ,Dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH darteed (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Puntland oo Maanta Fasaxday Shaqaalaheeda ,Dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH darteed (dhegayso)

iyado ay ku beegantahay maanta oo jimco ah maalintii uu dhashay Nabigeena Muxamad NNKH ayaa waxaa maanta la fasaxay Guud ahaan shaqaalaha Puntland,iyo

Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Jigjiga: BUURTA KARAMARDHA & Afurkii Galabta (Sawirro)

iyado ay ku beegantahay maanta oo jimco ah maalintii uu dhashay Nabigeena Muxamad NNKH ayaa waxaa maanta la fasaxay Guud ahaan shaqaalaha Puntland,iyo dhamaan shaqaalaha Hay’aadaha u shaqeeya.

Agaasimaha Wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland Axmed Tigaana oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa sheegay in maanmta guud ahaan shaqaalaha Puntland iyo kuwa kaleba Fasaxyihin.

dhegayso codka Tigaana

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: