Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan yeelanaya

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan yeelanaya

Muqdisho maaanta waxaa Kulan ku yeelanaya Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliy,waxaana maanta Xildhibaanada ay aqrinta 1aad marin doonaan Hindise

BOSSASO | Booliska Bossaso oo faahfaahin ka bixiyey kiis jaceyl iyo ismaandhaaf reerood
Xulashada Daljir & Khadar Cawl Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Muqdisho maaanta waxaa Kulan ku yeelanaya Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliy,waxaana maanta Xildhibaanada ay aqrinta 1aad marin doonaan Hindise sharciyeedka Tirakoobka Qaranka.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale ka doodi doona qodobada qaar ee la xiriira heerka siyaasadeed iyo amni ee dalka Soomaaliya,waxaana jira Xildhibaanno ku baaqaya in madaxda ugu sarreyxsa dalka ay hortagaan Golaha shacabka si wax looga weydiiyo xaaladda dalka.

Sidoo kale waxaa jira Xildhibaanno diiddan arrintaas islamarkaana qaba in dalka uu marayo meel wanaagsan islamarkaana aan loo baahneyn in hadda qal qal la geiyo xaaladda siyaasadeed ee dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: