Madaxweynaha Puntland oo Si Kumeel Gaar Ah Degmada Bursaalax Ugu Magacaabay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku-xigeen.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Si Kumeel Gaar Ah Degmada Bursaalax Ugu Magacaabay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku-xigeen.

Digreeto kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kuna saabsan magcaabid si kumeel gaar ah Guddoomiye iyo

Madaxdii hore ee dalka oo kulan ku yeeshay Muqidisho
BARNAAMJKA MADASHA DALJIR & DEGMADA UFAYN EE GOBOLKA BARI (daawo)
Galmudug oo lagu Eedeeyey in ay Shacab ku Laysay Dhabbad (dhegayso)

Digreeto kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kuna saabsan magcaabid si kumeel gaar ah Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Bursaalax.

Xeer Madaxwayne Lr. 130 October 27 – 2017 , kuna saabsan magcaabid si kumeel Gaar ah Gudoomiyaha iyo kuxigeenka Degmada Bursaalax.

Madaxwaynaha Dawladda Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyay: Aqoontooda iyo Waaya Aragnimadooda shaqo

Wuxuu Xeeriyay :

1.Waxaa Maxamed Sulaymaan Diiriye si kumeel Gaar ah loogu Magacaabay
Guddoomiyaha Degmada Bursaalax.

2.Waxaa Bashiir Maxamed Guuleed si kumeel Gaar ah loogu Magacaabay
Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Bursaalax.

3.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxwaynuhu saxiixo, wuuna
Saxiixay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: