Maxkamad Kutaal Jarmalka oo Xukun ku Riday dhalinyaro Somaliyeed

HomeWararka

Maxkamad Kutaal Jarmalka oo Xukun ku Riday dhalinyaro Somaliyeed

Maxkamad ku taala dalka Germany ayaa xukun xabsi ah ku riday koox hubaysan oo la sheegay inay ka dagaalameen wadamada Syria iyo Somalia. Qaadiga 1-aa

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Guddiyada Doorashooyinka ee Jubbaland iyo Puntland
Baydhabo: Haweenka Koonfur galbeed oo tageeray Wajiga 2aad ee Howlgalka ka dhanka ah al-shabaab
Daacishta ku Go’doonsan Buuraha Qandala oo Bilaabay Xoolo Dhac

Maxkamad ku taala dalka Germany ayaa xukun xabsi ah ku riday koox hubaysan oo la sheegay inay ka dagaalameen wadamada Syria iyo Somalia.
Qaadiga 1-aad,Maxkamada Farankfort ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Abshir Axmed oo 29 sano jir uu ka qeyb qaatay dagaaladii ka dhacaayay Soomaaliya intii u dhaxeeysay 2012-ka ilaa 2014 waxana ay ku riday xukun gaaraya 2sano iyo 10bilood.

Xeerbeegtida ayaa soo jeedisay in ninkaan oo ku dhashay magaalada Muqdisho qaatay jinsiyada dalka Germany uu wajaho 3 sano iyo bar oo xabsi ah.

Maxkamada ayaa sheegtay Abshir in uu 4bilood uu ku tababaranayay saldhig ay maamulaayen Al-shabab 2012-ka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: