HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Mar 30, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Garowe: Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo qoraal dhab-ka-hadal ah u gudbiyey wafti ka socda Britain … Hurdiya: Mudaaharaad looga soo horjeedo burcad-badeedda oo ka dhacay deegaanka Hurdiya; Siciid Sh. Maxamed oo aan ka waraysanay dhibaatada burcad badeeddu ku haysto deegaanka … Muqdisho: Xildhibaanada dawlada federaalka ah oo ku adkaystay xil-kororsiga 3-da sanno ah; Xil. Kaynaan ayaan ka waraysanay … Bossaso: Maxjarka Bossaso oo aduun dhan 50,000 (konton kun) oo doolar ugu deeqay mashruuca gurmadka abaaraha …

Caption ...

Shan qof oo ku dhintay shil gaari oo xalay ka dhacay gobolka Karkaar.
Qaramada Midoobey oo ka hadashay dooni lagu duqeeyey dalka Yemen.
10 qof oo ku dhimatay iska-horimaad ka dhacay Galkacyo, iyo Duqa magaalada Galkacyo oo dhaawac fududi ka soo gaaray.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: