Taliyaha Cusub ee Ciidamadda Xooga Dalka oo la Wareegay Xilka (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Cusub ee Ciidamadda Xooga Dalka oo la Wareegay Xilka (dhegayso)

Taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta xilka la wareegay ka dib markii Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Difaaca ee

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta xilka la wareegay ka dib markii Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Difaaca ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Gaanshaandhiga.

Taliyaha hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid) ayaa xilka ku wareejiyay taliyaha cusub, waxaana uu sheegay in laga doonaayo in uu wax ka qabto baahiyha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: