Gudiga Doorashooyinka Puntland oo kordhiyey wakhtiga diiwaan gelinta ururada (dhegayso)

HomeWararka

Gudiga Doorashooyinka Puntland oo kordhiyey wakhtiga diiwaan gelinta ururada (dhegayso)

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Puntland oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa shaaciyey halka

Khudbadda Musharax Madaxweyne Guleed Saalax
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Ka Hadlay Shirkii London (dhegayso)
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha (dhegayso)

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa shaaciyey halka uu marayo qorshaha lagu diiwaan gelinayo ururada siyaasadeed ee Puntland.

Gudigga madaxa banaan ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta kordhiyey wakhtiga is-diwaangalinta ururada siyaasadda ,waxaana lagu daray wakhti xiliyada ay is-diwaangalinayaan siyaasiyiinta samaysanaya xisbi siyaasadeedka.

Libaan Maxamuud saalax xoghaya guud ee Gudiga doorashooyinka Puntland oo shir jaraa id ku qabtay Garowe ayaa akhriyeey warqad kaso baxday gudoomiye ku xigeenka Gudiga doorashooyinka Puntland Maxamuud soofe xasan oo ku astaaysan 30 december 2017 tarikhdaas oo ku eeg wakhtiga diwaan galinta ururada siyaasada

Hoos kadhegyaso warbixinta Maxamed Laki

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: