Diyaarad Qaad oo lagu rasaaseeyey Xudur, Bakool

HomeWararka

Diyaarad Qaad oo lagu rasaaseeyey Xudur, Bakool

Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa ku waramaya in la rasaaseeyey diyaarad qaad kasoo qaaday dalka Kenya oo soo caga

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 73aad daawo)
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal (Daawo|Sawiro)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa ku waramaya in la rasaaseeyey diyaarad qaad kasoo qaaday dalka Kenya oo soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudur.

Diyaaradda ayaa la sheegayaa in askari katirsan ciidamada Itoobiya uu toogtay taayarkeeda, kadibna uu ku qasbay inay diyaaradda kicin xiligaasi oo ay doonaysay inay qaadka u qaado degmada Ceelbarde.

Majirto khasaare soo gaaray rakaabkii diyaaradda, waxaana imminka gacanta ku haya ciidamada Itoobiya.

Dhowaana ayay ahayd amar kasoo baxay maamulka gobolka Bakool markii lagu amray inaan qaad la keenin gobolka Bakool, waxaana maamulka uu sheegay inuu saamayn uu ku hayo howlgalada ciidamada dowladda ee ka dhanka ah Al-shabaab ee ay ka wadaan gobolka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: