Madaxweynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda Waddooyinka

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda Waddooyinka

Madaxwaynaha Dowladda Puntland ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee hay’adda wadooyinka Puntland ee (PHA), kadib xilka qaadis uu ku sameeyay guddoomiyihii hore ee hay’addan oo qaabilsan hagaajinta wadooyinka kalle duwan ee Puntland gaar ahaana kuwa isku xira gobolada dalka.

Jaamacadaha Bariga Africa oo Heshiis La Saxiixatay Jaamacadda Kampala (DHEGAYSO)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
“Muuse inuu dhaho nabad baan rabaa ciimadadiisuna joogaan Laascaanood & SSC suurtagal ah maaha”

Madaxwaynaha Dowladda Puntland ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee hay’adda wadooyinka Puntland ee (PHA), kadib xilka qaadis uu ku sameeyay guddoomiyihii hore ee hay’addan oo qaabilsan hagaajinta wadooyinka kalle duwan ee Puntland gaar ahaana kuwa isku xira gobolada dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: