Raysal wasaare Khayre oo xariga ka jaray saldhiga wayn ee Turkiga

HomeWararka

Raysal wasaare Khayre oo xariga ka jaray saldhiga wayn ee Turkiga

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray saldhiga Turkiga ee magaalada Muqdisho. Munaasbadd

MUQDISHO: XILDHIBAAN SANYARE: “SHARCIGAN HADDAN LA ANSIXININ DALKABA WAAN ISAGA TAGAYA”
Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Garoowe (dhegayso)
Mareykanka oo sheegay in Al-shabaab loo fududeeyay weerarkii Lamu ee Kenya

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray saldhiga Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Munaasbadda xariga looga jarayay saldhiga ayaa waxaa kasoo qaybgalay taliyaha ciidamada qalabka sida ee Turkiga, taliyaha ciidamada militariga Soomaaliya iyo wakiilo kasocda beesha caalamka.

Munaasabadda ayaa laga sheegay saldhigan in lagu tababari doono ciidamada booliska iyo militariga ee Soomaaliya, waana saldhigii ugu horeeeyey uu Turkiga ka dhisto Afrika.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: