Qoysaas Barakacayaal Ah oo Ku Dhibaataysan Kamamka Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Qoysaas Barakacayaal Ah oo Ku Dhibaataysan Kamamka Boosaaso (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa kuyaala ilaa iyo 38 kaam oo ay kunoolyihiin qoysaska barakacayaal ah oo kakala yimid gobolada dalka soomaaliya tan iyo markii

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Qardho iyo wararkii ugu dambeyeey (Sawiro)
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay kamid tahay dalka ugu badan ee ay abaaruhu saameeyeen ee Geeska Afrika

Magaalada Bosaaso waxaa kuyaala ilaa iyo 38 kaam oo ay kunoolyihiin qoysaska barakacayaal ah oo kakala yimid gobolada dalka soomaaliya tan iyo markii ay dowladii dhaxe ee Soomaaliya ay bur burtay.

kaamka saylada oo kuyaala bariga magaalada Bosaaso kana mid aha kaamamka magaalada bosaaso kuyaala ayaa waxaa kunool qoysas ay Abaartii dalka kadhacday ay xoolihii ka idlaysay kuwaas oo gaaraya ilaa iyo lixdan qoys .

qoysaskan ayaa dulsaar ku ah qoysas kale oo danyar ah oo kaamka dagan kuwaa oo dhanka nolosha waxba kudhaamin ,Waxaana ka waraysanay Arimahaas oo dhan Xasan faarax jaamac xasan layli waa horjoogaha kaamka saylada ee bariga magaalada Bosaaso.

Dhegayso Xasan Heykal ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: