HomeUncategorized

Khudbadii afhayeenka baarlamaanka Puntland, Md. C/rashiid M. Xirsi ee sannadguurada 12-aad ee aasaaska dawlada Puntland.

Garowe, Aug 01 - 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland. Waxaa ka socda gobollada Puntland & dalalka kale ee caalamka ee ay ku nool yihiin qurbajo

Xukuumada Puntland oo digniin kasoo saartay dhaq dhaqaaqyada gobolladda Sanaag iyo Hayland (Dhegayso)
Mareykanka oo uga digay Ciraaq in ay u kala qaybsanto hab isir ku salaysan.
Madaxda dawladda Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda dawladda Mareykanka

Garowe, Aug 01 – 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland. Waxaa ka socda gobollada Puntland & dalalka kale ee caalamka ee ay ku nool yihiin qurbajoogta Puntland, munaasabado lagu xusayo aasaaska Puntland. Garowe, Bossaso, Galkacyo, Buuhoodle, Qardho, Badhan & Galdogob ayaa ka mid ay magaalooyinka laga xusayo sannadguurada 12-aad ee Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: