Wacaal Daray ah: Qarax Gaari oo ka Dhacay Muqdisho

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Qarax Gaari oo ka Dhacay Muqdisho

Wararka deg deg ah ee kusoo dhacaya warqabadka Daljir.com ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buxiyeey waxyaabaha qarxa uu kadhacay m

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis dhinac Tayo-dhowrka ah
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX DHIGAY TAALLADA DHAGAXTUUR

Wararka deg deg ah ee kusoo dhacaya warqabadka Daljir.com ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buxiyeey waxyaabaha qarxa uu kadhacay meel aan ka fogeyn hotelka Wehliye oo ku yaalla Wadada Maka-Almukarama.

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaas oo ku qarxay Goob Maqaaxi ah oo u dhow Hotelka Wehliye.

Khasaare ayaa la sheegaya naf iyo hantiba leh ,Balse wali lama xaqiijin karo tirada dhimasho iyo mida dhaawac ee kadhashay qaraxaas.

Wixii kusoo kordha kalasoco daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: