Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Buuhoo

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Buuhoodle, waxaana idiin soo jeedinaya Khadar Cawl.

Qodobada ugu waawayn C+D waxaa ugu horreeya:

    • Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland oo kahadlay qorshaha ballaarinta dekedda Bossaso.
    • Golaha wasiirada ee Soomaaliya oo sharciga shidaalka dalka ansixiyay.
    • Go’aamo laga soo saaray sarifka iyo diidmada lacagta Puntland

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: