Bilayska Gobolka Nugaal oo Taliye Cusub Loo Magacaabay (Akhriso)

HomeWararka

Bilayska Gobolka Nugaal oo Taliye Cusub Loo Magacaabay (Akhriso)

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Puntland ayaa Gaashaanle Sare Faarax Warsame Cabdiraxmaan u magacaabay taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal, isagoona xilkaasi ka qaaday Gaashaanle Sare Cabdirashiid Maxamuud Aw-Xuseen. AKHRISO

Wacaal Daray ah: Qarax Hadda ka Dhacay Xamar, Aagga Dekedda (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Tababar usoo xiray Askar DFS katirsan (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Puntland ayaa Gaashaanle Sare Faarax Warsame Cabdiraxmaan u magacaabay taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal, isagoona xilkaasi ka qaaday Gaashaanle Sare Cabdirashiid Maxamuud Aw-Xuseen.

AKHRISO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: