Kuuriyada Waqooyi oo Dhul Gariir Laga Dareemay Kadib Tijaabinta Nuclear Bom Casri ah

HomeWararka

Kuuriyada Waqooyi oo Dhul Gariir Laga Dareemay Kadib Tijaabinta Nuclear Bom Casri ah

Dhul gariir ayaa laga dareemay Kuuriyada waqooyi, taasi oo dhalisay in la isla dhex maro war sheegaya in Kuuriya wuqooyi ay tijaabisay markii lixaad h

Saraakisha Booliska Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ku shiray
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Dhul gariir ayaa laga dareemay Kuuriyada waqooyi, taasi oo dhalisay in la isla dhex maro war sheegaya in Kuuriya wuqooyi ay tijaabisay markii lixaad hubka Niyukleerka.

Saynisyahanao iyo Khuburo Maraykan ah ayaa waxa ay sheegeen in gariir cabirkiisu yahay 6.3 ah cabirka dhul gariirda lagu qiyaaso laga dareemay wuqooyi bari dalkaasi.

Dhul gariirkaan laga dareemay Kuuriyada waqooyi ayaa yimid saacado uun ka dib markii warbaahinta Kuuriyada waqooyi ay sheegtay in ay tijaabisay nooc ah bambaano hydrogen, waxaana Kuuriyada waqooyi ay sheegtay in bambaanadani ay xanbaari karaan gantaalada qaaradaha isaga talaaba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: