Qaybta 1aad ee Waraysiga Tigaana iyo Arrimaha Ciyaaraha Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Qaybta 1aad ee Waraysiga Tigaana iyo Arrimaha Ciyaaraha Puntland (dhegayso)

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalle Maxamuud (Tigaana) oo waraysi gaar ah oo uu siiyey Daljir kaga hadlay, qorshayaa

Wasaaradda degaanka Puntland oo lagu eedeyeey inaysan waxbka ka qaban dhibaatada Ayaxa (Daawo)
Magaaladda Buhoodle oo Maalinti labaad laga Ciiday (Daawo)
RW Xamse oo markii ugu horreeysay ka hadlay dagaalka Ciidanka liyuu Boolis & Al-Shabaab

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalle Maxamuud (Tigaana) oo waraysi gaar ah oo uu siiyey Daljir kaga hadlay, qorshayaasha wasaaradda, xiriirka ay laleeyihiin xukuumadda Soomaaliya iyo xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, haddii Puntland qoondo ka hesho Soomaaliya iyo arrimo Kale.

Agaasimaha waxaa waraystay Cabdirashiid Bashiir Maxamuud oo Garoowe jooga wuxuuna ugu horayn ka hadlayaa waxqabadkii wasaaradda mudadii uu xafiiska joogey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: