Madaxweyne Xaaf oo Wasiirada Cusub Horgeynaya Barlamaanka

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo Wasiirada Cusub Horgeynaya Barlamaanka

Wasiirada cusub ee maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa in madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu maanta horgeeyo golaha wakiilada maamul

Siyaasi Daahir Ciiro oo ka hadlay Khilaafka Siyaasaded ee Barlamaanka (dhegayso)
MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Maxamed Lakiman (Daawo)

Wasiirada cusub ee maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa in madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu maanta horgeeyo golaha wakiilada maamul goboleedka Galmudug.

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa in Madaxweynaha Galmudug Xaaf uu Baarlamaanka hor geyn doono Wasiiarada Cusub islamarkaana uu Baarlamaanka ka horjeedin doono Qudbad ku aadan in ay u Ansixiyaan Wasiiradda.

Mudanayaasha barlamaanka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan Ansixinta Wasiirada Cusub ee Galmudug,iyadoo Wasiirada intooda badan ay yihiin kuwii shaqeyn jiray Xilligii uu Madaxweynaha ahaa Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: