Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossas

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Wararka Caawa & Daljir waxaa ugu horreeyey Puntland oo taageertay mowqifka Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka dhanka ah Qadar, kuna boorisay DFS in ay ku soo biirto xulufada Sacuudiga.

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: