Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalk

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idiin soo jeedinaya  Jamaal Faarax Aadan (JFA), qodobada ugu waawayn.

  • Dowladda faderaalka oo furtay waddo u xirnayd sababo ammaan, magaalada Muqdisho.
  • Ciidamada Galmudug oo rasaaseeyey gaari ay la socdeen arday reer Caabudwaaq ah.
  • Xallin, Sool: Ciidamada Somaliland ee sanaadiiqda doorashada wada oo dagaal khasaare gaystay ku qaaday deegaanka Xallin.

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: