Wasiir Qarjab,”Somaliland Doorasho Kulama Heshiin Hadday Sanaadiiq Keento Sool iyo Sanaagna Dagaal ayaa Dhacaya” (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Qarjab,”Somaliland Doorasho Kulama Heshiin Hadday Sanaadiiq Keento Sool iyo Sanaagna Dagaal ayaa Dhacaya” (dhegayso)

Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa beeniyey war ka soo baxay Soomaaliland oo lagu sheegay in Puntland iyo Soomaalilan

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (Dhegayso)
Wacaal Darey ah: Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo ku shiraya Bosaaso

Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa beeniyey war ka soo baxay Soomaaliland oo lagu sheegay in Puntland iyo Soomaaliland ku heshiiyeen doorashada Soomaaliland ee Sool iyo Sanaag, wuxuuna sheegay in haddii ay sanaadiiqda doorashada keenaan dagaal kadhici doono.

DAAWO

Wasiirka Warfaafinta Dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali #Qarjab oo la hadlay Warbaahinta Dawladda Puntland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeeray Wasiirka Arimaha gudaha #Somalilnad Yaasiin Maxamuud Xiir #Faratoon.Qarjab waxa uu fariin u diray Shacabka gobolada Sool iyo Sanaag ee Puntland.

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland on Friday, August 11, 2017

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: