In Ka Badan 60 Xildhibaan oo Codka Kalsoonid Siisay Wasiirada Cusub ee Puntland

HomeWararka

In Ka Badan 60 Xildhibaan oo Codka Kalsoonid Siisay Wasiirada Cusub ee Puntland

Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa goor dhoweyd si duuduub ah codayn gacan taag ah ugu meelmariyey golaha wasiirada dowladda Puntland ee

Xildhibaanada Hiirshabeele oo beeniyay in askar ay la wareegeen Xarunta Baarlamaanka Hirshabelle
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dhedo iyo AlShabaab: “Cafis baad Tihiin wixii Dadka iyo Dalka aad u Gaysateen Intaas ha Idin kaga Ekaato!”

Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa goor dhoweyd si duuduub ah codayn gacan taag ah ugu meelmariyey golaha wasiirada dowladda Puntland ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland.

61 kamid ah golaha wakiilada ee kulanka soo xaadiray ayaa gacanta u taagey in xukuumaddu ay meelmarto, halka labo kalena ka aamuseen, waxaana sidaasi kumeel maray wasiirada cusub oo lafilayo inay todobaadka dambe xafiisyadooda shaqada la wareegaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: