WFP oo 11 Gaari oo Raashin Dhacay ah Geysey Degmada Jirriiban (Sawirro+cod)

HomeWararka

WFP oo 11 Gaari oo Raashin Dhacay ah Geysey Degmada Jirriiban (Sawirro+cod)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka degmada Jirriiban ee gobolka Mudug oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa ka hadlay 11 gaari oo sidey raashin mucaawimo ah oo ay bixisay Hay’adda cuntada adduunka ee WFP, taasi oo la sheegay inay tahay mid dhacday . DHEGAYSI+SAWIRRO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597c4b5801010089575ea0aa/Odayaasha+degmada+jaiiban.mp3

Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)
Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku diley Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Sheekh Kenyaawi: ”Booliska badoonkoodu waa laaluush-qaatayaal (daawo)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka degmada Jirriiban ee gobolka Mudug oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa ka hadlay 11 gaari oo sidey raashin mucaawimo ah oo ay bixisay Hay’adda cuntada adduunka ee WFP, taasi oo la sheegay inay tahay mid dhacday .

DHEGAYSI+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: