Dhurwaa Cunay 2 Ruux iyo 70 Ari ah Dhaawacayna 3 Qof oo Reer Guuraa ah (daawo)

HomeWararka

Dhurwaa Cunay 2 Ruux iyo 70 Ari ah Dhaawacayna 3 Qof oo Reer Guuraa ah (daawo)

Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in gobolka Tana River uu dhurwaa dilaa ah ku cunay labo ruux sidoo kalena ku dhaawacay saddex kale oo qa

Tartan Luuqadeed Dhexmaray Gabar Soomaali ah iyo Weriye Swedish ah (Daawo)
Duruusta Ramadaanka Dersiga Labaad |Sh Cabdishaafi Axmed Cali (daawo)
The Importance of Preserving the Parliamentary System of Somalia

Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in gobolka Tana River uu dhurwaa dilaa ah ku cunay labo ruux sidoo kalena ku dhaawacay saddex kale oo qaba dhaawacyo halis ah, isagoona isla goobtaasi nafta kaga qaaday 70 neef oo ari ah.

DAAWO

RTN TV: Dhurwaa ayaa dhowr Qof oo Soomaaliya ku cunay qaar kalena Dhaawacyo halisa u geystay degmada Booka ee maamul deeganeedka Tana-riva.

Posted by RTN Somali TV on Tuesday, July 25, 2017

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Shuuke Adan Guray oo jogah Bosaaso
    Runtii aaad iyo aad ayaan uga xumahay waraaabe dadka dhaawacay duunyadanah laayay taasi waxaay ku.tusinayasaah halista aay leeyihiin xayawaanadka dilaaga waa in sidag dag ah loo dilo waraaabahaas

DISQUS: