Nin Xaaskiisa oo Uur Leh Ku Gawracay Muqdisho (Waraysi)

HomeWararka

Nin Xaaskiisa oo Uur Leh Ku Gawracay Muqdisho (Waraysi)

Shalay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay fal xanuun badan kadib markii uu nin xaaskiisa gawracay, waxaan Daljir arrimahaasi uga waramay Ismaaciil Macalin Sheekh oo kamid ah ehelada gabadha oo la sheegay inay uur lahayd. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/597468720601008aee5b6204/ISMAAACIIIL.mp3

Xubnaha Midowga musharixinta oo shaki qaba inu RW Rooble dhexdhexaad ka noqdo Arrimaha Doorashooyinka (Akhriso)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Suuriya oo geeriyooday
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Shalay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay fal xanuun badan kadib markii uu nin xaaskiisa gawracay, waxaan Daljir arrimahaasi uga waramay Ismaaciil Macalin Sheekh oo kamid ah ehelada gabadha oo la sheegay inay uur lahayd.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: