HomeUncategorized

Duqa cusub ee magaalada Galkacyo oo xilkii la wareegey, iyo kii hore oo la dardaarmay. [Dhegaysi …]

Galkacyo, Aug 30 – Gudd. gobolka Bari Muuse Geele Yusuf oo aan ka waraysanay heshiis la dhex dhigay 2 beelood oo dhawaan ku dagaalamay miyiga degmada Ufayn …– Dagaalada ka socda gobollada Koonfureed ee Somaliya ma kuwa diineed baa, mise? http://daljir.com/

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.
Baahin: Khamiis, Jan 26, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Dagaal khasaare dhimasho & dhaawac isugu jira gaystay oo ka dhacay duleedka Buuhoodle, Cayn; Indhasheel ayaan ka waraysanay; Hoggaanka sare ee maamulka Khaatumo oo gaaray Buuhoodle; Axmed Karaash, Indhasheel, Cali Ciise & Garaad Buraale oo la hadlay shacabka; Cuqaasha gobolka Sanaag oo ka digay faragelinta Somaliland ee gobolka.
Madaxweynaha Puntland oo Maanta Garoowe dib ugusoo laabtay

Galkacyo, Aug 30 – Gudd. gobolka Bari Muuse Geele Yusuf oo aan ka waraysanay heshiis la dhex dhigay 2 beelood oo dhawaan ku dagaalamay miyiga degmada Ufayn …
– Dagaalada ka socda gobollada Koonfureed ee Somaliya ma kuwa diineed baa, mise? http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: