Caawa & Daljir iyo Axmed Sh. Maxamed Tallman (Tallman)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Axmed Sh. Maxamed Tallman (Tallman)

Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5966779102010097659b1f02/C%2BD_Tallman_Bsso-12-Jul-2017.mp3

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso | daawo )
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: