HomeUncategorized

Munaasabad xusuus iyo duco ah oo loo samayn doono Alle ha u naxariistee Warsame C. Shirwac. [Akhris …]

Minneapolis, Aug 14 – Waxaa maalinta Sabtida ah, ee bisha Ogoosto ay tahay 15-ka lagu qaban doonaa xarunta Zuhrah Shrine Centre munaasabad xus iyo duco isugu dhafan oo loo samayn doono Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Baahin: Axad, 1- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo
Sawiro: mudaharaad looga soo horjeedo Al-shabaab oo ka dhacay Garoowe.
DHEGEYSO-Warbixin cida ka hadlaysa xaaladaha ammaan ee Muqdisho oo laysku haysto.

Minneapolis, Aug 14 – Waxaa maalinta Sabtida ah, ee bisha Ogoosto ay tahay 15-ka lagu qaban doonaa xarunta Zuhrah Shrine Centre munaasabad xus iyo duco isugu dhafan oo loo samayn doono Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: