Xagee Ku Dambeeyeen 14-kii Alshabaabka ee lagu Qabtay Cuun (dhegayso)

HomeWararka

Xagee Ku Dambeeyeen 14-kii Alshabaabka ee lagu Qabtay Cuun (dhegayso)

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Cabdirashiid Xinjira-dhuuq oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey 14 ruux oo katirsan Alshabaab kuwaasi oo maalin kahor lagu qabtay deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5965b0f70501003dc1bc24a4/Warbixin+Raggi+14+ahaa+ee+looga+shababka+ooga+shakiyeey+Maxamed+lakiman.mp3

Waa tuma Ra’isal Wasaaraha Dunida ugu Yar ee ay Findland Dooratay? (Akhriso)
Macallin baraha Bulshada ku dhaliilay dowladda Vietnam oo 11 sano oo xabsi ah lagu xukumay
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Cabdirashiid Xinjira-dhuuq oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey 14 ruux oo katirsan Alshabaab kuwaasi oo maalin kahor lagu qabtay deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: