Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Somaliland oo ka hadashay xariga xildhibaan dhakool (Daawo)
Degmada Burtinle oo laga xarig jaray Xaruun Cusub oo lagu Magacabo Barkulan Coffeteria And Fast Food

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: