Bilayska Puntland iyo Dagaalka Kadhanka ah Lacagaha Been Abuurka ah (dhegayso)

HomeWararka

Bilayska Puntland iyo Dagaalka Kadhanka ah Lacagaha Been Abuurka ah (dhegayso)

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Gashaanle sare Bile Faarax Cali, oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay lacagta shilink

Buuhoodle iyo wacdaradii maanta ee xuska 1da Agoosto (daawo)
Magaaladda Qardho lagu qabtay Dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH (dhegayso)
Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo degaano cusub kala wareegay Alshabaab

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Gashaanle sare Bile Faarax Cali, oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay lacagta shilinka Soomaaliga faalisada ah ee la doonayo in loo soo gudbiyo degaanada Puntland.

Taliye bile ayaa sheegay in Ciidamada Booliska Puntland ay hayaan xogo ku saabsan in koonfurta soomaliya laga soo daabulayo lacago shiling somaali oo faaliso ah,isago uga digay cid kasta oo u soo qaadaysa dhanka Puntland.

Taliyaha ayaa sheegay in Maxkamada la horgeyn doono shaqsiyaadkii iyo gadiidkii soo galiya Gudaha deganada Puntland. Dhanka kale Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland ayaa ka hadlay Xaalada amaan ee Puntland, isago sheegay in amaanka Puntland uu yahay mid wanaagsan ,dagaal xoogana lagula jiro kooxda alshabaab ee kujira buuraha Gal-Gala.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: