Madaxweyne Farmaajo oo Ubax Dhigaya Taalada Daljirka Dahsoon (daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax Dhigaya Taalada Daljirka Dahsoon (daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay Taalada Darjirka Dahsoon, iyadoo maanta ay ku beegan tahay 26-ka June 57 guu

Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo lagu dhawaaqay
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Burtinle (dhegayso)
Askar Musharkooda ku dayactiraya saldhig Ciidan (Daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay Taalada Darjirka Dahsoon, iyadoo maanta ay ku beegan tahay 26-ka June 57 guuradii ka soo wareegatay, markii Calan Soomaaliyeed laga taagay magaalada Hargeysa, gumeystihii kadib

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka jeediyay halkaas khudbad kooban oo uga hadlayay maalmaha xoriyadda, isagoo xusay in maanta ay tahay maalin weyn oo taariikh u leh Umadda Soomaaliyeed, oo ah 57 guuradii ka soo wareegatay markii Calanka laga taagay dhul Soomaaliyeed.

DAAWO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: