Madaxweyne Farmaajo oo Dammaanad Qaaday Nolosha Carruur Agoon ah (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Dammaanad Qaaday Nolosha Carruur Agoon ah (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxaa uu qaaday masuuliyadda xanaaneynta carruurta agoon ah oo ku jira xarun lagu xanaan

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)
WHO oo war culus ka soo saartay cudurka COVID-19
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxaa uu qaaday masuuliyadda xanaaneynta carruurta agoon ah oo ku jira xarun lagu xanaaneeyo oo ku taal degmada Afgooye, Gobolka Shabeelaha Hoose.

Agaasimaah warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur ayaa booqday halkaasi waxaa uu ku wareejiyey masuuliyiinta xarunta lacag Madaxeynuhu ugu talagalay in caruurtaasi ku ciido, ilma kasta waxaa kusoo aaday $110.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: