Xildhibaano Ka Laabtay Mooshin Ay Ka Wadeen Madaxweynaha Hirshabeelle (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano Ka Laabtay Mooshin Ay Ka Wadeen Madaxweynaha Hirshabeelle (dhegayso)

Qaar kamid ah xildhibaanada maamulka HiirShabelle oo dhawaan ka keenay mooshin ka gudbiyay gudoonka baarlamaanka maamulkaas inay ka laabteen mooshinko

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Taliye Cirfiid,”Duqayntii Bariire Waxaa Lagu Diley 11 Rayid ah” (Sawirro)
Soomaaliland,”Dowladda Federalka ah Waxay Siyaasadaysay Gurmadka Abaaraha” (DHEGAYSO)

Qaar kamid ah xildhibaanada maamulka HiirShabelle oo dhawaan ka keenay mooshin ka gudbiyay gudoonka baarlamaanka maamulkaas inay ka laabteen mooshinkoodi.

Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo kamid ahaa mudanayaashi ka gudbiyay gudoonka ayaa Radio Daljir ushegay in sababta ay tahay kadib markii is hor istaag kusameeyay dib u eegis lagu Samayn lahaa dastuurka Maamulka HiirShabeelle.

Xildhibaanka ayaa sheegay in mudanayaal gaaraya 39 xildhibaan ay saxiixeen xilka qaadis lagu sameeyo Gudoonka, Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu khadka telefoonka ugu waramay asagoo kusugan Jowhar.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: