Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khudbad Qiiro Leh u Jeediyey Beelaha Soomaaliyeed (daawo)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khudbad Qiiro Leh u Jeediyey Beelaha Soomaaliyeed (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey ergooyinka ka

Wasiirada Jubbaland oo Ansixiyay Miisaaniyada Sanadka 2018,Kana Hadlay Cayaaraha Maamul gobaleedyada (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dibloomaasi hore M. Caalim: “Hoos u dhaca kalsoonida ee madaxda waxaa sababay ayaga oo ah qurbojoog oo aan xattaa carruurtoodu dalka joogin oo hoteelo wada deggan” (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey ergooyinka ka qeyb galaya Shirweynaha Wadatashiga qaran ee hannaanka dib-u-heshiinta oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, kaas ay ka soo qeyb galeen dad weyne isaga kala yimid gobollada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in shirkaan uu noqdo mid u horseeda horumar dhamaan shacabka ku nool Jamhuuriyadda Soomaaliya oo sanado badan ay haysteen dhibaatooyin kala duwan, isla markaana loo baahan yahay in la joogteeyo dib-u-heshiisiinta.

DAAWO

https://youtu.be/xas1jiOIoY4

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: