Dowladda Puntland oo Saxaafadda Qaar Geysey Deegaanka Af Urur (sawirro)

HomeWararka

Dowladda Puntland oo Saxaafadda Qaar Geysey Deegaanka Af Urur (sawirro)

Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka amniga dowladda Puntland oo ay kujiraan wasiiro, xildhibaano, taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland, m

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)
Xildhibaanada Maamulka KGS: “Shariif Xasan wuu Marinhabaabiyey Shuruucdii Maamulka, waxa uuna Samaystay Xeerar Isaga u Gaar ah” (dhegayso)
Safaarada Soomaaliya ee Cumaan oo War kasoo saartay geerida Danjire Xasan Maxamed

Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka amniga dowladda Puntland oo ay kujiraan wasiiro, xildhibaano, taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland, maamulka gobolka Bari iyo xubno kale ayaa gaarey deegaanka Af-urur ee buuraleeyda Galgala.

Dowladda Puntland ayaa bahda warfidiyeenka u soo bandhigtay xaaladda deegaanka, khasaarihii dagaal maalmo kahor kadhacay deegaanka iyo ciidamo loo diyaariyey soo afmeeridda malayshiyaadka Alshabaab ee ku sugan deegaankaasi.

Gudigaan uu madaxweynuhu u xil saaray xaaladda deegaanka iyo baaritaanka weerarkii Af-urur ayaa lakulmay dadka ku sugan deegaanka oo ay ka xog waraysteen arrimo muhiim ah.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: