Shaqo Abuur Loo Samaynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed (dhegayso)

HomeWararka

Shaqo Abuur Loo Samaynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed (dhegayso)

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda   Shaqada iyoArimaha Bulshada Cabdicasiis Saalax Armaan  ayaa  Sheegay in wasaaradda  Shaqa u abuurayso Dhaliyarada  S

Shiinaha oo Agab Cafimaad Markale ugu deeqay Dowladda Somaaliya (Sawiro)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda   Shaqada iyoArimaha Bulshada Cabdicasiis Saalax Armaan  ayaa  Sheegay in wasaaradda  Shaqa u abuurayso Dhaliyarada  Si  ay uga Baaqsadaan  inay Tahriibaan ama  ay Qayb ka Noqdaan oo ay Ku biraan Ururada Argagixisada  waxaa uu intaa ku daray  in   ay Ku Dadaali Doonaan in  ilaa 35940 oo Dhalinyara ah ay U abuuridoonaan  Xirfado ay ku Shaqaystaa.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Hawo Mohamed Wardhere 7 years ago

    magaceyga waa xawo maxamed wardhere
    wana so dhaweynaya fursada aad inoo kenten

  • cllaahi maxanuud maxaned 7 years ago

    shaqa abuurka dhalinyada soomaaliyeed ay samaynayso
    dowladda fadaraalka soomaaliyeed waan oga mahadcelinayaa
    maadama ay dhalin badan ay baaqanayaan tahriibta iyo fallka xunxun
    sida argagxisada ,burcad-badeed ,jidgoosasho

  • axmed saalax liibaan 7 years ago

    waan soo dhowaynayaa hadalka wasiirka ee ah inshaqo abuur loo samayo dhalinta soomaaliyéed si ay uga baaqsato tahriibta dhibta iyo xanuunka badan madaama aan qibrad u leeyahay OO aàn tahriibayey mudo ka badan 25sano aanayna jirin wax faaiido aanka hayo maantana aan u jecelahay dalkayga OO aan ku helo nabad iyo shaqo waana loo baahan yahay shaqa abuur

DISQUS: