HomeUncategorized

?Kalfadhigii golaha wakiilada Puntland oo maanta la soo gabagabeeyey.

Galkacyo, Dec 29 – Juxa, wasiirka tacliinta ee Puntalnd oo kormeer ku maray iskuulaadka Galkacyo …– Tahriibayaal Somali & Itoobiyaan ah oo laga celiyey Galkacyo …– Ardaayo hore xurgufi ugu dhex martay gobolka Karkaar oo la heshiisiiyey … http://daljir.com/

Baahin: Sabti, May 14, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. Amniga magaalada Galkacyo oo la mahadiyey; Col. Xasaasi, taliyaha hawl-gallada amni ee Galkacyo ayaan waraysanay … Dawlada federaalka ah oo guulo ka sheegatay dagaallo ay isaga hor yimaadeen Al-shabaab & AMISOM oo ugu baaqday shacabka Muqdisho in ay ka guuraan xaafadaha Al-shabaab ka taliyaan … Ciidamada dawladda ee gobolka Gedo oo sheegay in ay qabteen 5 ka mid ah ciidan sahan ah ee Al-shabaab; Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka ayaan waraysanay … Qababqaabada xuska aasaaskii SYL oo ka socda qaar gobollada Somaliya; Indha-guran, wasiirka shaqada & shaqaalaha ee Puntland ayaan waraysanay …
Baahin: Salaasa, June 11 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya C Cali ~ Daljir ~ Garowe
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cumar Laki Man.

Galkacyo, Dec 29 – Juxa, wasiirka tacliinta ee Puntalnd oo kormeer ku maray iskuulaadka Galkacyo …
– Tahriibayaal Somali & Itoobiyaan ah oo laga celiyey Galkacyo …
– Ardaayo hore xurgufi ugu dhex martay gobolka Karkaar oo la heshiisiiyey … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: