Booliska Moosanbiik oo Baadigoob ugu jira Dadka Qasha Ragga Bidaarta leh

HomeWararka

Booliska Moosanbiik oo Baadigoob ugu jira Dadka Qasha Ragga Bidaarta leh

Booliska Moosanbiik (Mozambique) ayaa u digay ragga bidaarta leh in ay bartilmaameed u yihiin weeraro lagu qasho. Boolisku waxa ay sheegeen in saddex

Madaxweyne Farmaajo oo maanta u dhoofay dalka Jabuuti (Daawo)
Afgembigii Fashilmay iyo Erdogan Shacab Ilmadii Ka Dhammaatay (Daawo)
Maamulka Degmada Garoowe iyo Ganacsatada oo ka Heshiiyey kala Sooca Lacagta (dhegayso)

Booliska Moosanbiik (Mozambique) ayaa u digay ragga bidaarta leh in ay bartilmaameed u yihiin weeraro lagu qasho. Boolisku waxa ay sheegeen in saddex nin oo bidaar leh lagu dilay dhawaan degmada dhexe ee Milange, mid ka mid ahna lagala baxay xubnaha jirkiisa.

Saraakiisha booliska ayaa waxa ay sheegeen in ragga bidaarta leh ay dileen dad aaminsan in madaxooda yahay dahab ama dahab lagu heli karo. Laba qof oo falkan looga shakisan yahay ayaa la xiray oo labaduba ay dhalinyaro yihiin.

Dhanka kalena, ciidanka boolisku waxa ay  sheegeen in jirka ragga bidaarta leh loo isticmaalo xafladaha sixirka lana rumaysanyahay in lagu helo hanti badan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: