Diyaarad Xamuul oo ku Dhacday Magaalada Garbahaarey

HomeWararka

Diyaarad Xamuul oo ku Dhacday Magaalada Garbahaarey

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw garoonka Diyaaradaha magaaladaasi ay kusoo dhacday diyaara

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo gaaray Cabudwaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Musharrax Cali Xaaji: “Nin shandad sita oo maanta soodegay wallaahi buusan Puntland xukumi karin!” (daawo)

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw garoonka Diyaaradaha magaaladaasi ay kusoo dhacday diyaarad xamuul sida oo dooneysay in ay ka degto garoonkaasi.

Masuul katirsan gobolka Gedo ayaa Warbaahinta u sheegay in diyaarad kasoo dageysay garoonka ay soo dhacday , waxa uuna tilmaamay in diyaaradaasi soo dhacday aysan ka dhalan wax khasaaro nafeed ah.

Diyaarada kusoo dhacday garoonka diyaaradaha Garbahaarey ayaa la sheegay in ay u rarneen Hay’ada cuntada Aduunka ee WFP, waxaana diyaarada ay burt bur gaarsiisay xaafado kuyaala agagaarka garoonka iyo sidoo kale qeybo kamid ah dhismaha garoonka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: