Saraakiisha Qaar Kamid ah Kantaroolada Puntland oo Lala Xisaabtamayo (dhegayso)

HomeWararka

Saraakiisha Qaar Kamid ah Kantaroolada Puntland oo Lala Xisaabtamayo (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta Daljir ayaa waxa uu sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadayo saraakiisha mas’uulka ka ah kantaroolada uu soo dhaafay qarixii shala lagu qabtay Boosaaso. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592fea4502010015ad789cbb/Warbixinta+Wasiirka+Amniga+Puntland+++bosaaso+Xasan+Heykal++daljir+Bosaaso+.mp3

Khilaaf ka taagna degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo la soo afjaray (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Bosaaso (dhegayso)
DFS oo cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Yemen

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta Daljir ayaa waxa uu sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadayo saraakiisha mas’uulka ka ah kantaroolada uu soo dhaafay qarixii shala lagu qabtay Boosaaso.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: