Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Qalab iyo Gaadiid Lagu Wareejiyey (dhegaysi+sawirro)

HomeWararka

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Qalab iyo Gaadiid Lagu Wareejiyey (dhegaysi+sawirro)

Booliiska soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay qalab ay ciidamada booliska ay ku shaqeeyaaan  Qalabkaan oo isugu jira gaadiidka Ciidanka ay isticmaalaan iyo Mootooyinka iyo qalab kale, waxaa la wareegay Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Wasiir ku xigeenka amniga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5925cb470b01005b079f72db/Taliyaha+iyo+wasiirka+.mp3

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 4aad
Ciidamada Uganda oo toogasho ku diley wadaad Muslim ah
Taliyaha Ciidanka Galmudug,”Dagaalkii Jeexdin Wuxuu Dhexmaray Dad Xoolo Dhaqato ah’ (dhegayso)

Booliiska soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay qalab ay ciidamada booliska ay ku shaqeeyaaan  Qalabkaan oo isugu jira gaadiidka Ciidanka ay isticmaalaan iyo Mootooyinka iyo qalab kale, waxaa la wareegay Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Wasiir ku xigeenka amniga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: