Madaxweynaha oo Muqdisho Kaga Qaybgalay Xuska Maalinta Dhalinyarada-Sawirro+cod

HomeWararka

Madaxweynaha oo Muqdisho Kaga Qaybgalay Xuska Maalinta Dhalinyarada-Sawirro+cod

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed  ayaa khudbad u jeediyay dhalinyarada Soomaaliyeed Meelwalba oo ay

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Wasaarada Maaliyada Puntland oo degmooyinka uu ka socdo mashruuca horumarinta ku wareejisay lacag dhan $3,308,392.92 (daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed  ayaa khudbad u jeediyay dhalinyarada Soomaaliyeed Meelwalba oo ay jooggaan munaasabadda maallinta dhallinyarada awgeed oo ku asteysan maanta oo ah 15-ka May.

Waxaa uu ugu baaqay dhalinayaradda Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan qabyaaladda.

Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May, wuxuuna xusay taariikhda dhallinyaradi Soomaaliyeed ee aas aastay ururkii SYL  oo uu tilmaamay in ay nooga tageen dhaxal aan duugoobeeynin.

SAWIRRO+KHUDBAD

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: