Mir iyo Bariiso Maaruqday Gobolka Sool (dhegayso)

HomeWararka

Mir iyo Bariiso Maaruqday Gobolka Sool (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sool ayaa sheegaya in gobolka uu ka da’ay roob aad u xoogbadan oo miray xalay deegaamo badan, Aamino Daahir Afqarshe guoomiyaha haweenka gobolka Sool ayaan ka waraysanay. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5916d38efd000035d4a62951/Aamino+daahir+afqarshe+guoomiyaha+haweenka+sool+13-5-2017.mp3

Warka Kooban ee Daljir & Axmed Sheekeeye (dhegayso)
Wafdi kasocda Wasaaradda qorsheynta DFS oo gaaray Cabudwaaq (dhegayso)
Wasaarada Shaqadda, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland oo gudi u saartay baaritaanka cabashada xulka gobolka Sanaag

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sool ayaa sheegaya in gobolka uu ka da’ay roob aad u xoogbadan oo miray xalay deegaamo badan, Aamino Daahir Afqarshe guoomiyaha haweenka gobolka Sool ayaan ka waraysanay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: