HomeUncategorized

M/weyne Shariif oo iclaamiyey in xukun xaalad deg deg ah lagu soo rogay Somaliya, caalamkana ka dalbaday in la taageero dawladiisa. Dhegaysi …

Muqdisho, June 22 | M/weyne ku xigeenka Puntland oo khudbad ka jeediyey fadhigii golaha wakiilada ee Puntland ...- Cali Daacuun oo beeniyey in ciidam

DHEGEYSO-Wasaaradda kalluumaysiga dowladda Puntland oo ka hadashay doonyo ku xiran dekedda Boosaaso.
Baahin: Arbaca, May 04, Weriye Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. M/weyne Shariif oo sheegay in ay guulo ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyey ee dhex maray dawlada & Al-shabaab … Xukuumada Somaliya oo iclaamisay bandow, uguna baaqay Puntland & Somaliland in ay ka digtoonaadaan weeraro uga yimaada Al-shabaab … Guddiga nabadgelyada ee gobolka Mudug oo soo saaray amarro ku socda ganacsatada … Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo oo beeniyey qarax ka dhacay magaalada & khasaare soo gaaray saraakiisha ciidanka …
Barlamaanka Puntland oo kala diray golihii garsoorka Puntland.

Muqdisho, June 22 | M/weyne ku xigeenka Puntland oo khudbad ka jeediyey fadhigii golaha wakiilada ee Puntland …
– Cali Daacuun oo beeniyey in ciidamo ajaanib ahi ay ka barbar dagaalamaan Xisb al Islam …
– Buraale Y. Waris oo aan ka waraysanay xaalada Buuhoodle, Cayn …
– Shacab badan oo ku tabaalaysan dhulka u dhexeeya Afgooye & Muqdisho … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: