Wasiirka Gaashaandhigga,”Dhismaha Ciidanka Qaranku Ma Ahan Sida Loo Fahmey” (DHEGAYSO)

HomeWararka

Wasiirka Gaashaandhigga,”Dhismaha Ciidanka Qaranku Ma Ahan Sida Loo Fahmey” (DHEGAYSO)

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay qorshaha qaab dhismeedka Ciidamada Qaranka Soomaaliya, kaasi oo maalmahan muran uu ka taagan yahay. Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay qaabka loo fahmay dhismaha ciidamada qaranka aysan ahayn islamarkaana ay ay cidwalba ka qancin doonaanka. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5902f4b80401000e09d7011c/22.mp3

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in Cadayn loo hayo masuuliyiin u xiran Musuq-maasuq (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Shir amniga looga hadlayeey oo ka qabsoomay Burtinle

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay qorshaha qaab dhismeedka Ciidamada Qaranka Soomaaliya, kaasi oo maalmahan muran uu ka taagan yahay.

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay qaabka loo fahmay dhismaha ciidamada qaranka aysan ahayn islamarkaana ay ay cidwalba ka qancin doonaanka.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: