Farmaajo oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada

HomeWararka

Farmaajo oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa loogu magacaabay Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle) in u noqdo Maareeyaha Guud

SIDEE SHACABKA BOOSAASO U ARKAAN DOORASHADA GUDOONKA CUSUB EE G/DOORASHOOYINKA HEER FADARAAL
Madaxweyne Gaas oo Garoowe lagu Soodhaweeyey (dhegayso & sawirro)
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa loogu magacaabay Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle) in u noqdo Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada.

Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle) ayaa ahaa madaxii ololaha doorashada Madaxweyne Farmaajo intii lagu guda jiray Doorashadii Madaxweyne, waxaana Masuulkan lagu abaal mariyay in laga dhigo Maareeyaha Guud ee Hay’ada Sadaaasha Hawada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilal kala duwan u magacaaaby qaar kamid ah ragii ololaha xoogan la waday xiligii doorashada Madaxweynaha, waxaana weli jira shaqsiyaad kamid ah ololeeyayaashiisii oo xilal loolan ugu jira.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: