Kooxda Al-saadicuuna Bil-xaq oo Laga Mamnoocay Gobolka Nugaal (DHEGAYSO)

HomeWararka

Kooxda Al-saadicuuna Bil-xaq oo Laga Mamnoocay Gobolka Nugaal (DHEGAYSO)

Maamul goboleedka Puntland ayaa amaro kasoo saaray urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq, iyadoona kulan ka dhacay Magaalada  Garoowe ee Caasimadda Puntland lagu faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.   HOOS KA DHEGAYSO WARBIXIN CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58f1ec23050100b889277380/Warbxinta+Gudiga+Amniga+Gobolka+Nugaal+By+Cabdi+Xakiim+Xusein+Xasan.mp3

Guddoomiye Cirro: “Doorashadii Baarlamaanka waa bilaabatay,” (daawo)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
“Macquul maahan in la dhaho shacabku manoolan karaan’ Mid ka mid ah dhalinyarta Garoowe

Maamul goboleedka Puntland ayaa amaro kasoo saaray urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq, iyadoona kulan ka dhacay Magaalada  Garoowe ee Caasimadda Puntland lagu faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.

 

HOOS KA DHEGAYSO WARBIXIN CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: